Munasabadaan qaaliga ah ee 1da luuliyo waxaan leeyahay farxad ku ciiad .
Ummadd waliba waxey leedahay taariikh ay ku faanto & munaasabado ku dheer oo, lama ilaawan ah , kuwaaso la xuso lagana sheekeeyo halgamayashi soo marey dalka .
maanta oo kale waxaa kasoo wareegtay 56 sano marki aan dib u helnay xoriyadi,
dalka kana xorownay gumeystihi taliyaaniga , munasabadan wwaxey aheed marki ay Gobalada konfureed ay ka qaaten xoriyadda ,taa waxa ka horeysay marki gobalada waqooyi dalka ee iyagana ka xoroobeyn gumeystaha engriiska .
hadaba manta 1da luulyo oo kale maanta oo kale laga joogo56 sano somaliaya ,maxa ka qaldamey waa mida igu qasabtay inaan qormadaan ku falanqeeyo .