Munasabadaan qaaliga ah ee 1da luuliyo waxaan leeyahay farxad ku ciiad .
Ummadd waliba waxey leedahay taariikh ay ku faanto & munaasabado ku dheer oo, lama ilaawan ah , kuwaaso la xuso lagana sheekeeyo halgamayashi soo marey dalka .
maanta oo kale waxaa kasoo wareegtay 56 sano marki aan dib u helnay xoriyadi,
dalka kana xorownay gumeystihi taliyaaniga , munasabadan wwaxey aheed marki ay Gobalada konfureed ay ka qaaten xoriyadda ,taa waxa ka horeysay marki gobalada waqooyi dalka ee iyagana ka xoroobeyn gumeystaha engriiska .
hadaba manta 1da luulyo oo kale maanta oo kale laga joogo56 sano somaliaya ,maxa ka qaldamey waa mida igu qasabtay inaan qormadaan ku falanqeeyo .
56 sano somaliaya maxa ka qaldamay
Waxaa somaliya marki ay xoriyadda qaadatey lasoo dhisay dowlado dhowr ah .
Manta ka dhaxalnay nidaamyo kala duwan dowladi ugu hordeysay dalka uu,
hoogaminayey adan cabdulle cusman oo loo yaqiin aden cade uu dalka hogaaminayey todoba sano ma jirin nidaam dowladeed micnaha waxaan ula jeeda ,
dowladnimadii oo nagu cusbeyd maxa yeelay waxeynu nahnay dad curdan oo hada ,
Dunida kusoo biiray aanu bisleyn macnaha dowladnimadda nidaam dowladeed.
marki dowladaas waqtigeeda idlaaday oo ka dhmaday waxa uu dalaka doorasho galay la doortay cabirashiid cali sharmake oo markaas dowladii hore u aha r/wasare ,
ayaa loo doortay madaxweynah somaliya 2sano uu dalka hogaminayey ayaa asagana la dilay markaas uu dalka galay niadaam kaligi talis ah oo la wareegay, awoodi dowlad taas aan ka dhaxalnay fowdo & kala danbeyn la,aan .
sidoo kala waxa jirey halgamayaal badan oo dhiigooda u hurey dhulkooda hooyo .
somaliya waxaey ka dagi la,dahay waa sidaan soo socoto .
- cadaalad daro : cadaaladi oo naga duntay
- masuqmaasuq baahsan oo galay dowlanimadeena & nidaamkeena
- hogaan aan aragti laheyn /hogaan xumo
- qabyaalad baahsan oo aan ku dhaqano
lasoco qeybaha kala soo socda.
kusoo dhawaada my blog
ReplyDeletethanks sxb
ReplyDelete