TAARIKH NOLOLEED
Magaca waa khalid abdihakim ahmed ku dhashay gobalka hiiraan magalada balaedweyne sanadku marku ahaa 3/9/1994 waxan ku soo qatey dugsigeyga quranka karimka magalad baledweyne
waxaan usoo guurey caasimada magalada muqdisho , waxan ka bilaabay halgankeyga waxbarsho
Waxan bilabay dugsiga hoose dhexe sare al-caalami ka bacdi waxann uu guurey magalad baledweyne , una guurey magalada baledweyne ee gobalka hiiran halkaaso aan ka bilabay halgank waxarsho ee an waday waxan bilabay dugisa dhexe ee soomane aan soo dhigtay laa fasal ,ka bacdina waxan u waregay iskuulka horseed , ka bacdi waxanaregay magalada muqdisho halkaso uso guurnay aniga & familkeyga waxan halkaas ka bilbabay waxabrshdi aan waday secondariga ee la yiraahdo al macaarif , marki aan dhameyey waxabrshdi sare ee iskuulka sare, waxana ii bilabatay waxbarshdi jamacada halkaas aan fursad waxbarsho ka helay anigo waalidkeyga igu caawinayan inan dalkan dibadisa waxbarsho u aado waxan iso baxdey inan dal ka mid dalalka somaliya saaxibaka lah waxbarsho u aado wadnkaas oo ah sudan oo badana adayda somaliyed deeq waxbarsho siiyo
waxana bilabay jamacada niileyn culuumta siyasada , majaalka an baranayo wuxu aha mid aan aad u jeclahay ila hadana aan wado .
khibarad an leeyahay
- waxan aas-aasay ururka somali educational group waxana ka noqdey (chief diretor )
- waxan kalo lasoo shaqeye ururuak ladagalanka qabyalada anigo u qaabilsanay (director of policy strartegy ) .
- wxaan kalo laso shaqeyey uruka hormarinta bilshada waxan kaso qabtay (tichnical advisor )
- waxana kalo la shaqeyye xsbiga nabad &hormarka bdp wxaana kaso qabtay ( excutive member ). halahas waxa ku eg khibrada aan u leeyahay hay,adahas kala duwan shaqadooda .
koorsaadaka aan qaatey ee cilmiga
- diplomasiyada &amniga qaranka
- xiriirka guud, barataolka & habmaamuska
- Arimaha diplomasiyada 8qunsuliyadaha
- xirika dowliga
- qaabka dowlaha u wadahadlaan
- maamulka kobcinata bulshada
- maamulka& ka hortaga aafooyinka sida dhul-gariirka
- maamulka & qabsoomida shirarka
No comments:
Post a Comment