dowlado badan ayaa daneeya arrimaha somaaliya.
qaar dano istaraatiiji leh qaar dano shidaal ka raja qaba iyo qaar daneeya xeebteeda dheer' faraggelinta siyaasadeed ee caalamka kaga imaaneysa soomaliya waxa ugu daran tan kasoo jeeda dowladaha imaarat&itoobiya.
labadaas dal waxey qater ku yihiin jiritaanka & midnimadda ummadda somaliyeed.
No comments:
Post a Comment