Thursday, 15 September 2016

Shirki IGAD

Waa maxay urur-ka IGAD ?
Waa urur Goboleed ay ku midoobeen 8 dal oo ku kala yaala, Geeska Afrika, Iyo Bariga Afrika, wadamadaasna waxaa kamida, Soomaaliya, Itoobiya, Jabuuti, Ereteeriya, Kiiniya, Koonfurta Suudaan, Yugaandha iyo Suudaan.
Urur-ka IGAD waxaa la aas-aasay sannadkii 1986-kii, waxaana ay xaruntiisa weyni ay ku taal Dalka Jabuuti, gaar ahaan caasimadiisa Jabuuti, sababtii ugu horeysay ee loo aas-aasay urur-ka ayay waxay ahayd in wadamada ku midoobay ururku ay iska caawiyaan arrimaha dhibaatooyinka ee ku saabsan deegaanka, maadaaama ay wadamadani ay soo mareen mar xalado aad u adag oo ay keeneen abaaro daba dheeraaday oo wax badana soo noq-noqda.

Somaliya oo hogaanka u qabatay shirka iGad waa guul la taaban karo .

somaliya guul bay u tahay inay la wareegto hogaankeeda oo in muddo ah ay la wareegin shirkan , waxeyna lasoo laabatay diblomasiyadi lagu yaqiinay oo ka maqneyd saaxada siyaasada waana is badal la taaban karo guul u ah ummadda soamliyeed.
shirkaan ka dhacay magalada muqdisho wuxu ka badali karaa in amniga muqdisho laysku haeyn karo l aguna qabsan karo shir maaxeedkan ka hacay dmanta .
Somaliya manta waxa u bilowday waji cusub taaso ay kula macaamilayso wadamo badan.
shirkan manta la qabtay 13/9/2016 waxa ka horeeyey shirki wasiiradda ariamha dibadda igad , kaaaso  u go,gal xaarey in shirkan ee madaxdi IGAD isku yimaadaan dalka somaliya .
wuxuuna ka badali kara in somaliya wafuud calaami ah ay kusoo dhiiradaan .

guulaha laga gaarey shirka igaD .

Shirki igad somaliya lagu qabtay  waa guul ay gaaren shacabka somaliyeed ,hadii ay ahan laheyd amniga &maal gashiga soamliya waa mid abuuri karo in lasii wado guulaahas inta la,eg .


No comments:

Post a Comment