Saturday, 10 February 2018

dowlad


Dowlad
Dowlad (Af-Ingiriis: state, government; Af-Carabiدولة) waa koox dad ah oo isu tagay  hal meel ama hal gobol juquraafi ahaan hal meel wada dagan ama wada wadaaga oo wada hoostaga hal xukun oo ka jira goobtaas ay kunoolyihiin oo leh kala sarayn iyo maamul sidaas ayay dawlad ku yihiin dawladu waxa ay samaysaa dhaqdhaqaaq, siyaasad, dhaqale, iyo mid ijtimaaci ah taas oo loola jeedo hagaajinta horumarinta mujtamaca goobtaas wada dagan caalamkuna waxa uu u qaybsamaan koox dawlada ah oo meel wada dagan. in kasta oo ay kala duwanyihiin afkaartooda iyo nidaamada ka jiraa.

No comments:

Post a Comment