من أقوال المفكر و الدكتور المهدي المنجرة التي بقيت عالقة في أذهان الكثيرين قوله :
“عندما أراد الصينيون القدامى أن يعيشوا في أمان، بنوا سور الصين العظيم واعتقدوا بأنه لا يوجد من يستطيع تسلقه لشدة علوه، ولكن ! … خلال المائة سنة الأولى بعد بناء السور تعرضت الصين للغزو ثلاث مرات !
وفي كل مرة لم تكن جحافل العدو البرية في حاجة إلى اختراق السور أو تسلقه ..! بل كانوا في كل مرة يدفعون للحارس الرشوة ثم يدخلون عبر الباب. لقد انشغل الصينيون ببناء السور ونسوا بناء الحارس .. !
فبناء الإنسان .. يأتي قبل بناء كل شيء ، وهذا ما يحتاجه طلابنا اليوم .. يقول أحد المستشرقين:
إذا أردت أن تهدم حضارة أمة فهناك وسائل ث3لاث هي:
1/اهدم الأسرة
2/اهدم التعليم.
3/ إسقاط القدوات والمرجعيات.
لكي تهدم الأسرة : عليك بتغييب دور (الأم) اجعلها تخجل من وصفها ب”ربة بيت”.
ولكي تهدم التعليم: عليك ب(المعلم) لا تجعل له أهمية في المجتمع وقلل من مكانته حتى يحتقره طلابه.
ولكي تسقط القدوات : عليك ب (العلماء) اطعن فيهم ، شكك فيهم، قلل من شأنهم، حتى لا يسمع لهم ولا يقتدي بهم أحد.
فإذا اختفت (الأم الواعية) واختفى (المعلم المخلص) وسقطت (القدوة والمرجعية) فمن يربي النشء على القيم؟؟؟
caalim u dhashay dalka marooco oo sharxaya hahabka loo maro duminta xadaradaha bulshooyinka .
dr . mahdi Elmandjira , oo ahaa qoraa & caalim u dhashay dalka marooco oo ka faalodo arimaha bulshada aya qoray maqaal uu kaga hadlayo hababka loo maro duminta xadaradaha bulshooyinka .
qoraagu wuxu yiri : si aad dumiso il-baxnimada bulsho dhisan uma baahna inaad u adeegsato hunka nuklayerka iyo gantalada ridada- dheer '.kaliye waxey u baahanthy inaad dumiso qoyska , tayada waxbarshda & inaad yasto dadka tusalaha ah ee bulshadasi ku daysto qoraaga oo sii sharxaya waddooyinka loo maro hababkan ayaa yri sidan :
- ) si aad dumiso reerka meesha ka saar kaalinta hooyadu ku leedahay barbaarinta ubadka , si taas loo gaaro bulshada usheeg in hooyadu u baahanthy inay shaqeyso si ay ugu faanto in ay guriga joogto una dayacdo barbarinta ubadkeeda ayna gurigaas ugasoo baxaan caruur aan tarbiyeysneyn .
- ) si aad dumiso waxbarshada , hoos u dhig tayadeeda aqoonta , ardaydana u fududeey qishka imtixanada . hoos u dhig qiimaha macalinka , si ay ardaydu u yasto fariintu uu macalinku xambaarsanyahay una lumo cilmigu ayna bulshadas ugusoo baxdo arday qish kuso baastay oo muhiimaaddoodu tahay inay qaatan shahaado bilaa cilmi ah .
- ) si aad meesha uga saarto dadka ay bulshadasi ku tiirsantahay , wax ka -sheeg oo bahdil ku samee culimada &mufakirinta , si aan hadalkooda loo dhageysan looguna dayan , ayna halkaas ugasoo baxdo bulsho marti ka ah diintooda oo aan rabigooda ku xirneyn .
No comments:
Post a Comment