دور المثقف في المجتمع ؟
Kalimada المثقف ka marki la taxliilyo wxa la yiraahda
المثقف : من اخد من كل علم طرف
Ruuxi
culuumta jirta cilmi walba oo xooga ka qaatey بمعني kuma xeeldheranin kumana xidideysanin sificana
uma baranin lkn cilmi walba waxbuu ka
garanaya oo uu ka qatey kaas loo isticmala المثقف ka
Mutaclimka
aya ka guda weyn waa aqonyahanka culumta kala gedisan yaqana haduu culum
diineyd yaqana haduu culumta aduunyaya yaqana
Hadii leys
weydiiyo dowrka ama kaalinta ay mujtamacoda bulshadoda ku leeyhn waa maxay .
shaki wuxusan ku jirin oo an su,aal layska weydiin Karin .
Bal xooga
dhwor qodob aan ka timaamo ariamah loo bahan yahay
Waxan
qodobka koowad ka dhigi laha mutacalimka ama aqonayahnaka 1:inuu hamiga umadisa
xambarsan yahay wa inuu dreen qabo oo
dalkisa dadkisa & diintisa ay meesha
manta taalo waa in uu ka murugsan yahay ka dibna waaa inuu ka fikarayo siduu
wax ugu qaban laha hamigaas waa inuu xambarsan yahay .
2 :ka dibna
waa inuu dareen qaado الاستشعار
بالمسؤولية تجاه الامة masuuliyadi xilka saaren ummadisa waa inuu
darensanyahay لان ruux walba waa mas,uul siduu shegay rasuulka
scw كلكم راعي وكلكم
مسؤول رعيته ruux kastoo
idinka idinka mid ah waa raaci waxbuu raaca
waxba loo diray howl buu raaci ka ayhaay , ruux waliba masu,uliyad baa
saren
3 waxa looga
baahan yahay in uu taqaafadisa & aqoontisa kaga kedisan yahay dadka aan aqoonta laheyn asiga & jaahilka waa inay isku mid
noqon waa inu ka sara mara dhaqanka aan dadka aan aqonta laheyn aqlaqdisa &
dhaqankisa iyo qaabka u fekerayo iyo waxqabadkisa dhaman waa inuu ka kedisan
yahay dadka aan aqonta laheyn .
Reer yrub
uma aqoonin aqoonyahan , waxey u yaqanen ninka diinta ku jira lee u yaqanen aqoonyahan
, sidaa daraaed waxey coladin jireen wax
waliba oo aqoonta kale kaso harey ama sey654nis ha noqoto wey soo gudubtay
firkradi wey soo koopiyesmantay dalke soo dhexgashay anago muslimiin ah ? Aqoonyahanka aan
dooneyno oo wax badala waa kee , aqoonyahankan aan ka warmeyno ma aha qofkastoo
aqoon leh mid gaar ah oo المثقف la yiraahdo oo laga soo tarjumay kalimad af
faransisi ah oo ah intellectual waxey soo baxday qarnigi 11 yurub kaso baxdey
rafansisk waliba marka waxey aheyd dad aqoonyhana ah oo ksuo beegmay xili
tarikheed mucayan ah oo marka ka jawabaya baahidi mujtamacoda ka jirtay ay ahayen . bahidi mujtamcoda ka jirtay waxey
ahyed tan koobad 1: in laga xoroobo kaniisada
, kanisadana ama suldai diinedy
ee markas jirtay waxey kaso horjeeday culumto dhan markan ragan waxey ku sifoobeyn
diin naceybka , wixi calaqa la leh
diinta inay iska fogeeyan .
waxan u baahan nahay sidu nin aqoon yahan yiri
cali sharicatuhu علي شريعته aqoon yahanku ma fahmi kareyno eeshiyanka ama
afrikanka ilaa aynu fahamno kan yurub halkuu kaso unkumay , kan wuxu kuso
beegmay xili taarikhed mucayan ah oo baahi mucayan ayuu ka jawabaya oo aheyd in
diinta laga xoroobo ?
No comments:
Post a Comment