kala
saaridda Awoodaha xukunka
dal waliba
caalamka ka tirsan wuxu leeyahay nidaam uu ku meel mariyo howlaha horyala,
nidamkas oo xadeenay shaqada dowlada
Noocyada
awoodaha xukunka
1: awooda
sharci dajinta
2: Awooda
fulinta
3: Awooda
garsoorka
Sadexdaas awoodood
aya dowlad walibo caalamaka ah manta ku shaqeysa ama ay ku hirgelisa shaqada
hortaala .
Awoodahas
dhamantoda waxey kala madax banan yihiin awood walibana sharci u gaar ah ayey
leedahay oo mid kale kaga duwan tahay
Mana ku
xadgudbi karto awooda kale , mida walibana shaqa gaar ah ayey leedaha.
Waa maxay Awooda Sharcidajinta
Sharcidajin (AF-carabi:
سلطة تشريعية , legislalatur
Waa hay,ad
ka tirsan nidaamka xukun ee dal uu ku dhisan yahay waana meesha xeerarka lagu
dajiyo , waxaa lagu garta hay,adahan sharcidejinta magacya badan oo ay ka mid
yihiin barlamaan , kongarees , goalah
shacabka ama golaha wadaniga .
Waxa ay ka
dhigan tahay hay,adda sharcidejinta dowlaha leh nidaam barlamani waa awoodda
rasmiga ah ee ugu sareyso awoodaha kale jiro
waxey codka kalsonida siisa awooda fulunta marki laso magacabo waxeyna codka kalsoonida u diida ama ay kala
labata marki loo arko in wax ay qaban wey ansixasa dhaman golaha fulinta , dalalka aan
la dooran madaxd ay shacabak uu suurta
gelin inay madxweyno doortan waxa doorta
awooda sharci dejinta .
Hay,adda
sharci dejinta waxa ay ka kooban tahay xubno laga soo doortay dhanka shacabka kana
madax banan awooda fulinta.
WAA MAXAY AWOOda fulinta
(Af –carabi سلطة تنفيدية Executive waa awood jirta iyadana una
muhiimsan howlaa dowlad horyaala waa
qeyb ka mid ah dowladda ee ka masuulka ah siyaasadda si ku dhisan habka
barlamanka u dhajiyey
Waxeyna ku
dhisan tahay qaabab kala duwan (raiisul wasaare , hogaamiye ama madxweyne jumhuuriyad
)
Golaha fulinta
waa awooda uu leeyahay wadan walba waxa ay goluhu qabtaan adeegyada ay u baahan
yhiin bulshadooda.
Waa maxay awooda garsooka
Garsoorka waa
hay,adda muhiim ah oo ka tirsan hay,adihi aan soo shegay dhaman , waxeyna qeyb
liaax ka qadata inta ugu muhiimsan.
Garsoor waa
gacmaha iyo dhidibadda cadaaladda ama dowladnimadaa hadaanu garsoor jirin
cadaalad ma jirto .
Garsoorku wuxu
ka maax banan yahay laamaha dowladda ee sharci dejinta &fulinta marka ay
gudanayan xilkooda
Garsoorka waxa
u ah marjac maxkamad dastuuri oo ilaalisa nidamka meesha ka jira , manta dalkena
maxakamad dasturi ah malaha waana waxa keenay inay is dhax galan awoodaha jira
mid walibana ay shaqdeeda u madxbananta Hadaba waxa lama huran ah in shaqoyinka
awoodahas ay kala leeyhin laka saaro uu dalku yeesho awood waliba shaqdeeda si
loo wada shaqeyo
Waxa diyaariyey
Khalid c/xakim
ahmed
No comments:
Post a Comment